User loginShout BoxAnas Jama:
cidna ma joogto Amran:
wcw huska:
asc huska:
yaa ku jira muno:
do you have this in English??? |
Caafimaadka Caruurta iyo Caanaha NaaskaCaanaha naasku waa waxa ugu wanaagsan ee ilmaha lasiinkaro ? Ilmaha waa in aad siisid caanaha naaska kaliya ilaa uu gaadho afar (4) bilood; haka joogin naaska ilaa uu cunugaagu gaadho ugu yaraaan sanad jir. ? Cuntada adag ama calaaliska waxaad ugu bilowdaa marka cunugu gaadhdo afar ilaa lix bilood. ? Marka aad cunto cusub u bilaabayso ilmaha, mid kaliya sii dhowr cisho ilaa uu barto kabacdi mid cusub u bilow. ? Hakuseexin cunuga isaga oo jaqaya misaasada waayo waxay ka halaynaysaa ilkaha. ? Caruurta naaska jaqdaa wayka cuduryartahay kana saxo badantahay caruurta cabta caanaha kale. ![]() |
Featured VideoMedia CoverageAdvertisement |











