User login



Shout Box

Anas Jama:

cidna ma joogto

Amran:

wcw

huska:

asc

huska:

yaa ku jira

muno:

do you have this in English???

Login or register to post shouts
All Shouts

Cajiiib!!!!

Articles
?????? ????

Wax yaab leh

??? ???? ??? ??? 100 ???? ????? ????? ?????? ??? ??????
?????? ???? ????? ?????? ??? ?????

Ka warran 100ka Dirham ($$$) suuqa markaan la tagno wax YAR ayaan u araknaa,

Oo markaan masjidka(Sadaqo) markaan la aadno ama la damacno way nala badan tahay!
?????? ????????
Wax yaab leh

??? ???? ??? ???? ?? ???? ???? ?????

???? ?? ???? ??????? ????? ?? ?????? ??? ??? ?? ????

????? ??? ???? ?? ????????? !!.
ka warran hal saac way nala dheertahan markaan Dhaacada Allah u fariisano, lakin maxaa ka dhaqsi badan saacadda, markaan 90 daqiiqo ama 3saac aan daawaneyno cayaarta kubbadda cagta ama TV ama NET !!

?????? ????????

Wax la yaab leh
??? ??? ?? ?????? ????? ??? ?? ?????? ??????
???? ??? ?? ????? ????? ????? ?????? ?? 200 ??? 300 ???? !!

ka warran wax ka culus badan hal Juz oo Qur?aanka Kariimka, iyo maxaa ka sahlan aqriska sheeko ama riwaayado/madadaallo la soo xulay oo illaa 200-300 bog?!!
?????? ????????

wax yaab leh
??? ???? ????? ????? ?? ????? ???????
???? ?????? ?? ?? ????? ?????? ?????? ? !!

ka warran sida aan u rumeyneyno ama sida aan oggolaaneyno waxa jornaallada ku qoran (wararka iwm) lakinse aan is weydiinno/ama aan ku qancin waxa uu Qur?aanka Allah yiri?!!
?????? ????????
??? ???? ????? ????? ???? ?????? ??????
?????? ???? ?????? ???? ????? ???? ???? ?????? ???????!

Ka warran sida aan u aqbalayno iyo sida aan u raaceyno/raadineyno waxa ugu cusub oo adduunyadeena u baahan,

Lakinse aan dhabarka aadino Sunnada Nebigeenna ClayhisSalaatuWassalaam!!
?????? ????????

???? ?? ?????? ??????? ?? ??? ?? ?? ??? ??????
?????? ?? ????? ????? ?? ??????? ?? ??? ?? ?? ??? ?????? ??? ???? ? !!

Wax yaab leh

Sida aan ugu dhex fakiri Karin docada (aan u dareensaneen wax tarka docada) marka aan docaysanayno (annagoo wacyigeena maqan oo aan docaysanayno),

Lakin marka saaxiibkeenna hadal inoo hayo si fiican ula soconayno??!!
?????? ????????
??? ???? ????? ???? ?????? ?? ??????
???? ?? ?? ????? ??? ?????? ???? ??????? ? !!

Ka warran sida ay u dheer tahay 2saac oo masjidka lagu dhex cibaadeysto,

Lakin marka ay nala yar tahay marka FILM la daawanayo!!??
?????? ????????
???? ????? ?? ?????? ??? ?????? ??????? ?? ??? ???? ??????
?????? ???????? ?????? ?? ????? ?????? ? !!

Ka warran sida dadku u jecel yihiin in la fariisto safafka hore ee garoonka cayaaraha dhexdeeda, lakinse dadka ay isku ciriirinayaan safafka danbe ee masjidka!!??

?????? ???????? ????????
??? ???? ????? ??? ??? ????? ?????? ????? ?? ??? ??? ?? ????? ?? ?????? ??????
???? ?? ??? ????? ??????? ???? ??????? ? !!
Wax la yaab leh WALLAAHi

ka warran sida aan ugu baaahan nahay waqti dheer inaan siino iyo dhibaatada aan kala kulanno xifdiska aayad ama 2aayado oo Qur?aankaKariimka,

Lakinse sida ugu sahlan iyo waqtiga ugu gaabanna lagu xafido heesaha!!??

????? ??? ??? ????

Manta waa camal oo aan xisaab laheyn

???? ???? ??? ???

Berrina waa xisaab oo aan camal laheyn

?????? ??? ???? ???? ?????

uga faa?ideyso maalinta camalkaga maalintaada xisaabta
??? ?????? ?????????? ?? ???? ??? ??? ?????

risaaladan electronic/korontada ahi ha uga tagin komputerkaaga ee sii gudbi walaalahaaga si ay sadaqo jaariyah/socota kugu noqota noloshaada iyo geeridaadaba ka dib.

?? ????? ??????? ????? ?? ???? ?????

?? ????? ???? ?????

?????:

????? ?? ??? 5 ???? ?????

Qabirga Maalin kasto shan mar ayuu waca:

??? ??? ?????? ????? ?? ????? : ?????? ?????? ??????

Aniga guriga kali-kaliga (oo wheel la?aan) ayaan ahay oo wheel soo sameyso:

Qur?aanka Kariimka AQriskiisa ayaa wheel ah

- ??? ??? ?????? ??????? : ????? ????? ?

Qabriga: aniga guriga mugdiga ayaan ahay ee i soo nuuri/ifi: SalaatulLeyl
??? ??? ?????? ????? ?????? : ?????? ?????? ?

Qabriga: guriga ciidda/carrada ayaan ahay ee gogol/firaash hore u soo qaado: waa Camalka saalixa
??? ??? ??????? ????? ??????? : ???? ???? ?

Aniga guriga masaska ayaan ahay ee gaashaan hore u soo qaado: waa BismiLLaah
??? ??? ???? ???? ????? ????? ???? ???? ???? : ????????? ?

Aniga guriga su?aalaha Munkar & Nakiir (2da malaa?ik oo qabriga dadka su?aala: waa kuma Rabbigaaga? Allaaaaah,

Waa maxay diintaada? Al ?Islaaaaaam

Waa kuma ninka laydiin soo diray (risaalada idiin soo gaarsiiyay)??

Muxammad SallAllaahu Calayhi Wasallam)

Ee ku badi korkayga(dhulka oo ah qabriga korkiisa)

ASH-SHAHAADATEYN (LAA ILAAHA ILLALLAH MUXAMMADUR RASUULULLAAH)
????? ???? ??????? ?????? ?? ?????? ??? msn ?? ????? ??? ?????????

?? ????? ????? ????
?? ??? ??? ???? ????? ??????

?? ??? ??? ???? ?? ???????? ?????
??? ????? ??????

WAXAA TARJUMAY SULAYMAN ALI

Submitted by Fatimah on Sat, 07/25/2009 - 01:05