User login



Shout Box

Anas Jama:

cidna ma joogto

Amran:

wcw

huska:

asc

huska:

yaa ku jira

muno:

do you have this in English???

Login or register to post shouts
All Shouts

Cuntada Nafaqada Leh Waxay Korisaa Caruur Caafimaad Qadbta

? Caruurtu waxay u baahanyihiin cunto caafimaad leh sida dadka wayn. Haseyeeshee, waa in aad u qiyaasto oo aad siiso in da?adooda u qalanta.

? Waxaad caruurta siisaa cuntooyin kala duwan oo khudaar, caano , malaay (kaluun) iyo midho isugu jirta.

? Caruurta uyaree waxyaabaha sonkortu kubadantahay sida cabitaanada iyo mac-macaanka.

? Caruurta uyaree waxyaabaha dufanka iyo sonkortu ku badantahay sida keegaga, buskudka, nacnacyada, baradhada shiilan iyo guud ahaanba cuntada shiilan.

? Cabitaanka caanuhu waa muhiim si ay u dhisaan lafaha iyo ilkaha caruurta.

? Cunitaanka cuntada nafaqada leh waxay kubiirisaa koritaanka caruur caafimaad qabta oo xoogan wax barashada iyo dugsigana ku wacan.

Submitted by Ahmed on Fri, 07/24/2009 - 14:00