User loginShout BoxAnas Jama:
cidna ma joogto Amran:
wcw huska:
asc huska:
yaa ku jira muno:
do you have this in English??? |
Dhalinyarada Dowrka ay ku lahaayeen Fidinta Diinta Islaamka iyo Maanta waxa looga baahan yahay![]() Bismilaahi Raxmaani Raxiim Dhalinyarada waa Nuurka dhulka lagu qurxiyo waayo aduun aan dhalinyaro lahyen waa Mugdi, Hadaba aan qormadan ku soo qaato dhalinyarada Dowrka ay ka qaateen Diinteena Xaniifka ee Islaamka, Hadii aan soo qaato inta aan la soo bixin Nabi Maxamed SC WS, Nabiyadii ka horeeyay waxaa u gar gaaray dhalinyaro iyagoo naf iyo maalba u horey balse taariiqda cajiibka ah ee la xuso waxaa kamid ah Nabi Ibrahim CSW markii uu bur burshay Asnaamtii amase dhagaxyadi la caabudi jirey ayay is weydiiyeen Gaaladii oo ay yiraahdeen yaa bur,buriyay Asnaamteena ayaa odey kamid ah dadkii meesha Iskada iney wax u qabtaa bal waxa ay u gaysteen dhib weyn fidinta Diinta Islaamka waayo dadkan reer Galbeedka waxa ay eegaan dadka ku dhex nool hadii wanaagsan yahay waxa ay qaataan sida uu noool yahay balse dhalinyardii Islaamka waxa ay kaga horeeyaan meelihii xumaanta amase Macsida sida Night Club Bubs Cinema Party iyo wax lamid ah, Quraanka waxa uu sheegaya inaan ka dheerano xumaanta, Tusaale ahaan nin Gaal ah ayaa igu yiri Qamriga ma xaaran baa xagiina? Haa ayaan ku iri waxa uu yiri dadka Muslimiinta ila shaqeeya waa ay cabaan ma 2 Diin baad kala haystaan wax aan uugu jawaabo ayaan garan waayay balse waxaan ku qanciyay in bulsho walba laga helo dad qaldama, ugu danbeyn Dhalinyarada Soomaaliyeed ee qurbaha ku nool maxaa kala gudboon Diinta u shaqeynteeda ? 1 ) Waa in qofka dhalinyarada ah bartaa Diinta Islaamka Al Quraan iyo Sunnada Nabiga CSW iyo inuu u shaqeeyo Allae ka raali Ahaan shihiisa oo ah in Diinta loo shaqeeya dadka loogu yeero Asxaabta aad Colleges Universities iyo work place wada joogtaan u sheegto Islaamka waxa uu yahay hadii kale waa lagu weydiin Nimcada lagu siiyay maalinta Aakhir( Thuma la tus Aluna yawma idin canin Naciim ) Islaamka nimcadaas ayuu ka mid yahay Waalidkaa inaad geyso meelaha Diinta Islaamka laga barto si ey u bartaan Kitaabka Alle iyo Sunnada Nabigiisa CSW waxaan ku soo koobaya ( Rabi Zidnii Cilma Wa Alxiqni Mina Salixiin) Waalidiinta Soomaalida ha ku dadaalan sidii ay u bari lahaayen Ilmahooda amase Caruurtooda Islaamka si Aakhiro ugu shafeeca qaadaan aduuna u Gutaan xaqqa Waalidka ![]() |
Featured VideoMedia CoverageAdvertisement |













walal waa mowduuc wax ku ool ah ee loo bahnaa in lagu hadlo
maasha allah jizaakalaahu kheyran
wa iyaaki ukgtil fadilah...