User loginShout BoxAnas Jama:
cidna ma joogto Amran:
wcw huska:
asc huska:
yaa ku jira muno:
do you have this in English??? |
Dumarka oo waajib ku ah cilmiga in aay raadiyaan!Dumarka waa shaqsi oo ku kalifsan sida Raga oo kale, waayna ku waajibtaa inaay raadiso waxii waajib ku ah. maxaa yeelay waay inaay ogaataa sheega laga rabo iyo laga rabin. Hadaay leedahay AABO amo WALAAL ama XAAS oo baro waajibaatka lugu leeyahay iyo in aqoon siiyo qaabka logu guto waajibaatka waay kaafineysaa. Hadii aay leheen kuwa aan ku soo sheegni kor waay inaay ku dadaashaa in aay raadsato dumar ay ka barato. haduus laheen waay inaay raadsataa Wadaadada oo laakin aydoo kali ahayn waayna ku gaabisataa inta aay u baahantahay. wax walbana aay u baahato aay ka xishoonin. maxaa yeelay ILLAAHEY KAMA SHIIXO XAQQA. Wabiilahi Towfiiq.. ![]() |
Featured VideoMedia CoverageAdvertisement |











