User login



Shout Box

Anas Jama:

cidna ma joogto

Amran:

wcw

huska:

asc

huska:

yaa ku jira

muno:

do you have this in English???

Login or register to post shouts
All Shouts

FADLU THIKRI (QAYBTA LABAAD)

Ammaan ilaah ayaa iska leh, nabadgalyo iyo naxariisna nabi muxamad dushiisa ha ahaato<><> intaas kadib waxaan jeclaystay inaan halkaan kusoo gudbiyo ducooyin aad u fadli ban oo qaarkood ay yihiin ducooyinka subixi iyo galabki oo laga yaabo inaan wada garanayno balse waxaan meesha oogu soo qoray in intii taqaano aan xasuus iyo baraarujin ooga dhigo intii aan aqoonina ay hada bartaan ama ka faaiidaystaa insha allaah.................... Waa hagaag......

Waa duco kamid ah ducooyinka subixi iyo galabki

Rasuulki (scw) wuxuu yiri ruuxii aqriyo ducadaan 4 jeer oo subixii ah ama galabkii ah ilaah ayaa ka xoreeyo naarta waana ( Allaahuma innii asbaxtu, ush'hiduka, wa ush'hidu xamalata carshika, wamalaa'ikatika, wajamiici khalqika, annaka antallaahu laa ilaaha illaa anta, waxdaka, laa shariika laka, wa anna muxumadan cabduka warasuulik) ruxii intaa aqriyo 4 jeer ilaah cadaabkuu ka xoreeyaa = waxaa soo saaray abuu daa,uud iyo nisaai

duco kale ayana waxay tahay (allaahuma maa asbaxa bii min nicmatin, aw bi axdin min khalqik, fa minka waxdaka laa shariika laka. Falakal xamdu walaka ashukru) ruxii aqriyaa ducadaan subixii ama galabki qofkaas waa gutay shukrigii looga baahnaa maalintaas ama habaynkaas xadiikaana waxaa soo saaray abuu daauud iyo nisaaii ilaah nagu anfaco ducooyinkaas wax tarka leh waxaan ka cuduraanayaa inaan macnaha ducooyinka soo qorin anoo sabab ooga dhigayo dadka ku xiran webka oo u badan dad diinta iyo luuqada carabigaba ku wanaagsan cidii u baahan macnahana waan soo fasirayaa ee ha iwaydiiso mahadsanidiin baarakallaahu fiikum in badan oo kale ayaa socotee ha u dayma la'aan........... Jazaakumulaah wsc wr wbr

c/maalik xassan (zarqaawi)

Submitted by Fatimah on Fri, 07/24/2009 - 00:51