User login



Shout Box

Anas Jama:

cidna ma joogto

Amran:

wcw

huska:

asc

huska:

yaa ku jira

muno:

do you have this in English???

Login or register to post shouts
All Shouts

Inta aay xaraam ka tahay marku Gabdha u joogo caada bisha!

Xeedka xaraam ayay ka tahay Salaada. waxaa Nabbiga [Sallalaahu caleehi Wasallam] laga soo wariyay inuu dhahay { Haduu dumarka caado ku dhaco Salaada ka tag }, Culumadana waxay isku waafaqeen inuu xaraam tahay inuu dumarka dukato aydo caado u jooga.
Xadiith kale : Caa'isha EEBE raali aka noqdee waxay dhahday: Nabbiga [ Sallalaahu caleehi Wasallam ] aktiisa markaan joogno ayuu caado nogu dhaci jiray markaas waan is taahiri jirnay markuu waqtiga xeedka noo dhamaado, Nabbiga [ Sallalaahu caleehi Wasallam ] waxuu na amri jiray inaan gudno Soonka hadii bisha soonka ku dhaco, mana na amrin inaan gudno Salaada.

Note: Inta xaraam ay ka tahay dumarka oo xeedka u imaada:

Salaada
Soonka
Aqrinta Quraa'nka
Taabashada Quraa'nka iyo Qabashadiisa
Galida Masjidka
In aad ku wareegatid Masjidka gaarahiisa
jamaaca inaay suubiyaan xaaska iyo dumarka

Inaad iska qaabishaan meesha ka baxsan Farjiga iyo surrada ee buufka

Submitted by Ahmed on Fri, 07/24/2009 - 14:05