User login



Shout Box

manouela:

h

manouela:

how are you

manouela:

how are you

mrfigo25:

asc

paskuwal:

asc

Login or register to post shouts
All Shouts

isku diyaarinta bisha barakeesan ee ramadaan

asmaa's picture

ilaahy waxuu yiri subxaanahu watacalaa:(KUWA XAQ RUMEEYOW WAXAA LA IDUNKU WAAJIBIYAY SOONKA SIDII LOO GU WAAJIBIYEY KUWII IDINKA HOREEYAY SI AAD U DHOORSATAAN)suratul baqarah 183

asc dhamaan walaalha islaamka waa idin salaamay.

mowduuca ah isku diyaarinta bisha barakeesan waxaan u dortay maadaama ee foda nagusoo heeso ama so dhowdahay bisha ramadaan.

Sidaas daraadeed waa in aan soo dha weena si aad maxaa yeelay ilaahey ayaa fursad noo siiyey sanadkii hal mar waa fursad ad qaali uh.
waayo xaqiiqdii maanta hadii la idin dha ho waxaa lagu siiyey bil fursad boqor hebal magaaladiisa ama qasrigiis xaqiiqdii waad is diyaa rin laheedeen is kadaa hal bil kahor bal sanad kahor .
bal kawaran fursadii u na siiyay malikilmuluuk ,jabaarulcaziiz ,raxmaanu raxiim ,khaaliqanaa raaziqanaa .
ILAAHOW NAGA DHIG KUWA KA FAA IIDEESTA BISHA BARAKEESAN EE RAMADAANKA HADII AAN NOLAL KU GAARNO.
AAAAAAAAAMIIIIN

Submitted by asmaa on Fri, 07/31/2009 - 20:42
omar-farouq's picture
 #

masha-Allah waa xaqiiqo waana wax ah in laga fakaro walaal, manaasabadiisana aska leh....Allahuma BAARIKNAA SHACBAANAN WA BALIQNA RAMADAANA!!!