User loginShout Boxmanouela:
h manouela:
how are you manouela:
how are you mrfigo25:
asc paskuwal:
asc |
jeesjeeska qofka muslimka uu ku sameeyo walaakiisjees jeeska muminiinta waa wax gaalada lagu yaqaan meelkasta ay joogaan iyo waqti kasta ay joogaan waayo rasuul ama nebi kasta oo illaahey soo diro marka ugu horaysa waxay kala hor imaan jireen jees jees iyo yasid sida illaahey kitaabkiisa noogu sheegay balse maxay diinta ka qabtaa marka qofka muslinka ku jees jeeso walaalkiis muslinka ah. Siday aniga ilatahay wuxuu noqonkaraa labo arin midood 1-inuu qofka abuuridiisa wax ka sheego sid ;dhererkiisa' gaabnidiisa'dabeecadiisa' caradiisa' caqligiisa oo dhiman' inuu il la yahay'inuu jiis yahay iwm taas ma banaano waana dambiyada aad u waaweyn sida quraanka sheegay aayada 11 ee suurada xujuraad 2-in qofka wixii ilaahay faray usameeyey suno ha ahaadaan ama waajib oo wax laga sheego sida gara uu leeyahay ama surwaalka uu gaabsaday ama xijaabka taasi waa xukun adag oo daran dadka sidaas sameeyo marka laga reebo labo qaybood ookala ah 1-qofka inuu jaahil yahay aqoona ulahayn shareecada islaamka.2-inuu qofka ula jeedin cibaadada daatadeeda usameeyey balse uu ulajeedo xaga muuqaalka ![]() |
Featured VideoMedia CoverageAdvertisement |











