User loginShout BoxAnas Jama:
cidna ma joogto Amran:
wcw huska:
asc huska:
yaa ku jira muno:
do you have this in English??? |
QAABKA SALAADA LOO DUKADO (QEYBTA 1AAD)Mahad iyo ammaan oo dhan Allah ayay u sugnaatay, Allihii barbaariyay intuu abuuray oo dhan. Naxariis iyo Nabadgelyo korkiisa ha ahaato kii ugu sharafta badnaa Rususha la soo diray oo dhan, ahaana kii lagu qatimay Nabiyada iyo Rushusha oo dhan (SCW) ...intaas kadib dhamaan walaalaha sharafta leh waxaan jeclahay inaan halkaan kusoo gudbiyo qormooyin taxane ah oo aan uga hadli doono qaabka saxda ah ee loo dukado: * qofka muslimka markuu inuu salaada dukado wuxuu ujeestaa qiblada wuxuu ku dhawaaqaa (الله أكبر ) Allahu Akbar oo ah rukni (tiir) aan la'aantiis salaada la dukan karin, Rasuulka (SCW) wuxuu yiri: * Takbiirta (الله أكبر) waa in lagu dhawaaqaa Xadiithkii Maalik ibnu Xuweyrith (RC) (Rasuulka SCW wuxuu ahaa markii uu takbiirsanaayo(salaad xiranaayo) wuxuu gacantiisa la simi jiray dhagahiisa ![]() |
Featured VideoMedia CoverageAdvertisement |











