User login



Shout Box

Anas Jama:

cidna ma joogto

Amran:

wcw

huska:

asc

huska:

yaa ku jira

muno:

do you have this in English???

Login or register to post shouts
All Shouts

RAGU WAA KA MAMNUUC WAXAA LAAGU TALA GALAY GABDHAHA KALIYA

HORDHAC:-
ALLAH AYAA MAHAD OO DHAN U SUGNAATAY NABADGALYO IYO NAXARIIS KORKIISA ALAHA YEELO RASUULKEENA(SALALAAHU CALEYHI WASALIM)

asalaamu allaykum walaaleheey muslimaadka ah ee soomaaliyaad,
waxaan idinku salaamay salaanta ugu qiimaha badan ee ahlujanada iyo salanta islaamka.
salaan kabacdi waxaan rabaa in aan idiin so gudbiyo quraalku saabsan dhibaatada ee leedahay guurdonka websideka
ama guur raadis ood ka raadisaa calafkaa ga waxa lyaqaan netka ,hadii uu ilaaheey idmo anaga o qaadeeno dhigeena mwduucaas
dhibaatoyinkiisa iyo sidee lga hortagikaraa.

GUURDONKA WEBSIDKA

mowduucyada aan kahadli doona insha allah waxa weeyaan:-

1.qeexidiisa
3.Dhibaatooyinkiisa
4.cirib xumadiisa (qisooyin dhab ah)
5.kahortagiisa
6.Gabagabadii

QEEXID: wiilka ama gabadha oo guurdoonka ah oo karaadisa calafkeeda amaa tii nolasha laqEYBsan laheed
ayado la isticmaalaya netka ama internetka aydoo qofwalba warbaxintiisa ku soobandhigayo.

DHIBAATOONYINKIISA:

Dhibaatoyinkiisa aad bee u badan yihiin mahan wax halkan lagu so koobi kara laakiin wax yar baan ka
shegeenaa inshallah.
1.Dhibaatada ugu ween wax weeye idin la`anta waliga oo gabadha isku soo qorta internetka taas oo ah qiyaano aad qaaintay
naftaada waalidkaa iyo ehelkaaga,waayo waalidkaa ama walaalhaa ama qofka markaas masuulka kaa ah raali kama ahan inaad
isku soo bandhigataa internet.
2.qofka oo gaarsiiya ilaa uu udhawaado in uuxaaraan ku dhaco ama uu ku dhacaba a: bilmathal gabar maskiina oo wanaagsan oo
oo waligeed wax xumaan ah sameen ayaa warbixinteedii soo qoreesa ayadoo isleh waxaad kaheleesaa wiil fiican
sidaada camal aydoo qoraalkeeda ku dalbaneeso sida qof ilaaheey kacabsanaya oo diin leh iwm,gabdhii miskiinta aheyd
waxaa arkay mid muhalag ah ama aan oraahdee sheydaanka internetka asagoo isaga dhigaya wadaadkii ay
dalbatay wadaada waayo waxaa internetka soogali kara qof fiican iyo qof xun mana fahmi kartid ileen wuxu
waa wax qarson.markaas eey is weedarsadaan sheekooyin iyo balamo tel lakala qaato la isla chatimo ilaa
laga gaaro quraal ku xanbaari kara qofka macaasi .eey ilaa saqda dhexe ku soo jeedaan sheeko dhib mooyee aan dheef la heen, eey miskiintii yareed isleedahay waad heshay ruuxii
aad raadineesay ayuu miciyihii lasoo baxayaa asagoo oranay waxey aheed waqti dhamees aan kala weedaarsano
markaas oo waaga ku cadaado ayodo shaleeneesa.

W/Q: Asmaa
FADLAN LASOC QEEBTA 2AAD

Submitted by Ahmed on Tue, 07/28/2009 - 13:53