User loginShout Boxmanouela:
h manouela:
how are you manouela:
how are you mrfigo25:
asc paskuwal:
asc |
webside islami ah![]() asc to all walalaha http://www.alrahma.tv/pages/online waa webside carabi ah aad iya o aad ayuu u wanaagsan yahay xataa waxaa ka daawan kartiin barnaamijo islaam aha all the time . http://www.peacetv.tv ![]() |
Featured VideoMedia CoverageAdvertisement |













asc
www.islam-qa.com
waxaa walaalyaal ka heli kartiin oo aan oga faa iideesan karnaa suaalah iyo jawaabaha diiniga
inkastoo ka fiicnaa laheed fatwooyinka sh, soomaaliga
laakiin waa ka faaiideesan karnaa carabi ,english
www.ramadan.ws waa waabkale o aad u qiima badan runtii aniga shaqsiyan aad baa u ga faa iideestay .
bal walaalaha islaamka adinka is ku daya
jzkl
asc akhawaatii
www.islam2all.com/hadeeth/alboukhari/index.php
waxaa ka heli karnaa saxiix buqaari iyo kutubada axaadiith
calaa fikrah waxaan idiin haya fikrad wanaagsan oo ah
www.qardhaawi.com click dheh kutub kabacdi sixiix buqaari o shiiq soomaali aqrinaya, kitaabkana waxaa ka fiirsan karnaa websidka kore so uma baahnin maktabad your computer is maktabad.
kaliya waxa la idin ka donayaa waxa weeye CLICK.
so walaasheey muslimada aheed ee soo maaliyeed yaan lagaa badin diinta insh allah.
so walaashey islamka soomaliyeed waxaan kaa codsanayaa in aad adna shaqa iiqabatid yar agtaada aha anigana waxween ii noqoneesa HA HILMAAMIN IN AAD II DUCEESO
ha
http://www.duruus.com
qeybta tafsiirka
aad bey u wanaagsantahay xataa waxaan kala so cokarnaa tafsiirka quraanka si faah faahsan luqadeena hooyo yacni afka soo maaliga
Walaal waxaan jeclahay inaan soo gudbiyo muxaadarooyin video laakin waan dadaalaa intaan fursad helo insha ALLAAH
scwrwb walaal Asmaa runtii tv-ga Peace TV aad aan u jeclahay maxaa yeelay waxaan ka dhageystaa Zakir Naik iyo culumada kale.
wcs walal haa aad ayuu u fiican yahay laakiin waxaan jeclaan le heen in aan helno tv saas ah oo lamid ah kuwa kore oo afka hooyo yacni luqada soomaaliga ku baxaya.
hadii aad taqaaniin fadlan ku soo qora si aan uga faa`iideesano.
jizaakumulaahu kheyran.
الحمد لله وحده والصلاة والسلام على من لا نبي بعده.. وبعد:walaalayaal waxaan idinku salamay salaamta ay islamka isku salamaan..asc ..xayakumuLAAH ..AKHIL caziiz Ahmed iyo ukhtil fadilah asmaa.. shukran lakum aad ayaad ugu mahadsantihiin dadaalka ad wadaan Allaha idinka sawabiyo anagana ha nagu Anfaco...hadaan webab kale idinku daran waa web shamlinaya ama kulminay webabka afka carabiga ku baxe ee islamiga ah www.raddadi.com ....kusoo dhawaada aanwada faideysane...marlabaab walallaha oo idil waad salamantihin,,
O God, incite me to remember Thee in times of heedlessness, employ me in Thy obedience in days of disregard, open a smooth road for me to Thy love, and complete for me thereby the good of this world and the next!
Walaal Cumar waxaa kale aad aan u jeclahay webkaan la yiraahdo
1- http://www.islamweb.net/newlibrary/display_book.php?ID=1&idfrom=1&idto=6...
2- http://www.islamway.com
masha-ALlah walaal webab qayim ah way..