User login



Shout Box

manouela:

h

manouela:

how are you

manouela:

how are you

mrfigo25:

asc

paskuwal:

asc

Login or register to post shouts
All Shouts

Xaalada Caafimaad ee Sheekh Mu’ayad oo liidata

omar-farouq's picture

الحمد لله رب العالمين وبه نستعين ولا عدوان إلا على الظالمين
...أما بعد

TAlo siin{{ikhwaani asc wrx wbr cudran lakum marka hore iga raali ahaada!!!waxa aan usoo qatay topigan ma aha inaan anaga wax ka fa'idno lakin waxaan ugu tala galay walaalkeen iyo sheikhena caalimka ah oo umada muslimka martabda sare u taagan inu ka faido oo aan u duceyno inu Alle cafimad siiyo lacalaLAAHU intaas oo dad badan oo ana an ka mid nahay ka fa'ideystaane!,, >>

Wariyaha Al-Jazeera.net ee Dalka Yeman ayaa Sheegay inaysan wanaagsaneyn Xaalada Caafimaad ee Sheekh Mu’ay isla markaana ay khatar ku jiro kadib Markii uu Shalay ka soo laabtay Mareykanka oo uu ku Xirnaa 6 Sanao, waxaana loo aaneynayaa Arintaas Dhibaatooyinkii uu kala kulmay Xabsiga.

Subaxnimadii Arbacadii ayaa Sheekh Mu’ayad loola Cararay Isbitaalka Jaamacada Culuumta iyo Tignoolajiyada ee Magaalada Sanca kadib Markii uu ku kacay Cudurka Sokorta.

Gudiga Difaacaey Sheekha ayaa Sheegay in Sheekaha Isbitaalka lajiifiyey isla markaana uu ku neefsanayo Walxo Gacan ku sameys ah, waxayna dhaqaatiirtu ku taliyeen in aan lasoobooqan ilaa ay Xaaladiisu Sugnaato.

Sida ay Dhaqaatiirtu Sheegayaan Sheekha ayaa ka Cabanaya Cuduro Badan oo ay kamid yihiin Cudurada Beerka iyo Kelyaha howlgabka ka dhiga iyo Sokorta.

Madaxa Gudiga Difaacayey Sheekh Mu’yad Xamuud Haashim ayaa yiri:”inta badan Cudurada uu ka Cabanayo Sheekh Mu’ayad waxa ay kula dhaceen Xabsiyada Mareykanka oo uusan ka helin Adeeg Caafimaad iyo mid Bani aadanimo oo la Sheegi karom.

waxa uu intaan ku daray in ay kutala jiraan inay u qaadaan Sheekha Isbitaalka Boqor Faysal ee Riyaad waxuuna siiraaciyey:”sida ay Sheegeen dhaqaatiirta Yeman waxa uu u baahan yahay in Beer Cusub lagu Talaalo, sabtoo ah Beerkiisu hada waa Howlgab”.

waxa uu intaa raaciyey in ay laxiriireen Cali Cabdala Saalax iyo Sheekh Saadiq bin C/lla Al-Axmar si ay u diyaariyaan Gargaarka iyo Safarka Sheekha ee Sacuudiga isagoo ugu Baaqay Dhamaan Dadka Jecel Sheekha inay ugu soo duceeyaan Caafimaad.

Dhibaatada Heysata Sheekha ee Xaga Caafimaadka ah ayaa Mas’uuliyadeeda dusha lagasaaray Mareykanka oo Dhowr sano Xabsi ku hayey Sheekha iyo Kaaliyihiisan wax Dareel ahna aan siin.

Sheekha ayaa Markii horaba ee ay Qabanayeen Ciidamada Jarmalka waxa uu halkaasi u tagay Caafimaad, iyada markii danbana ay u gacan galiyeen Maraykanka oo Xabsi ku sii taxaabay isaga oo ku eedaynayo inuu Taageero waxa loogu yeero “Argagixisadda”.
Walaal waxaan ka codsanaya in qofki aqriyaa warqadan, u si kal iyo laaba ugu duceeya shekheena iyo walaalkeena islaamka ah Al caalim mu'ayad.

xigasho>By Somalimirror on 13 Aug, 2009 10:11 AM in Main, Wararka

Submitted by omar-farouq on Fri, 08/14/2009 - 17:21
 #

scwrwb Walaal Omar Farouq waxaan illaah ugu baryaa in sheekha caafimaad siiyo. Cadawga Muslimiinta Illaah aka qabto Yaa Rabb

 
omar-farouq's picture
 #

asc Allah aya mahad leh aduunka wa iska dhib socdo allow no naxariiso oo na sug imtixam ba socdo ee kuwii sugnada Allow naga dhig Allah waxa ka baryaya in shekha cafimad siyo iyo islamka oo dhan, islamka waba iska dhibanyahee Allow dhibka ka qaad gaalo wa no tashatee islamka hurdada ka kaca in sheekhyadeena la bahdilo ducufada islamka ku dhaxjira ku kaliftey ee Allow nazri degdeg ada cadil ahee amiinamiin amiin

Abuu dardaa a.k.r wuxuu yiri nabiga s.c.s wuxuu yiri ;ducada qofka muslimka uu uduceyo walalkiis ooka maqan waa mustajaab la aqabalo. malag baa xaadir ku ha agtiisa markii kastoo uu ugu duceeyo walaalkiis khayr, malaaggaa la jooga wuxuu yirahda ; amiin adidana intaa ookale baad leedahay.rawahu [muslim] walal an isku duceno melwalbe an jogno ...walalayaal si kal iyo laaba ana ugu duceyno sheikha.