User login



Shout Box

Anas Jama:

cidna ma joogto

Amran:

wcw

huska:

asc

huska:

yaa ku jira

muno:

do you have this in English???

Login or register to post shouts
All Shouts

xijaabka gabadha

asmaa's picture

asc
xijaabka gabdha muslimada ah waa muhim.
inkastoo hanuunka ilaahey subxaanahu watacaala hayo misana ku hanuuniyo qofka oo doono jidkiisa saxdaa, laakiin sababta keentay in haweenkeena soomaaliyeed xijaabka ka tagaan ama iska dhigaan waxaan oran karnaa waa jahli iyo imaan yari:

JAHLIGA: jahli dartiis oo eey gabadhii xijaabka ku dhigta sabab too ah maba garaneeso xijaabkii micnihiisii axkaamtiisii iyo inuu yahay ayatu min aayatilaah marka gabdha aan garanaynin macna tawxiid iyosalaada iyo dhamaan tiirar ka islaamka siwanaagsan waxeedu yahay haweenka soomaali waa hagoogtaan ee hagoogo,markeey yurub tagtayna aragatay hagoogtii waa la tuuree tuur waay tuureeysaa taasi .

imaan yari: imaanka ilaahey siiyey baa yaraaday oo dacfi galay waayo iimaanka waa lajadiidiyaa wuu duugoobayaa sidii maro oo kale .
gabadhii markeey kasoo tagtay waalidkiir mushtamicii oo hadey daciiftay yac oran lahaa weey tuureeysaa iyadoo oranaysa xijaab ban wataa laakiin waan qafiifiyey qaadaneesa sarwaal jiinis ah iyo ganbo madaxa lasooro oo mandiilka ama safaleeti diif u eg .

SABABAHA KEENAY LABADAAS CUDUR:
JAHLIGA: waa cadadii ama dhaqankii hore ee soo jiraanka ahaa ee ahaa in hadii haweenka soomaali aan wax labarin taasoo qalad aheed waayo mushtamaca waxa uu kadhismaa haweenka waayo manta hadii diinta labari laheey dhibkaas kama imaan .iyo jahligii oo ka faa iideestay dawacooyinka gaalada oo dacwadooda wadaan oo ah lagadagaalanka xijaabka taas maskiintii aqoonta laheen ku dhacday shabaq yadoodiii .
iimaan yari: gabadhii oo kasoo tagtay bii`adii muslimka aheed ee qurbda timid meel oo sheyaadiinnul insi ka buuxaan dayacday salaadii mar salaadii hadey dayacday war maa uyaal tartiib heeso iyo film iska dhageesatay kadib cinema daawasha bilaawday and so on ilaa uu sheydaan ka yirahado waxaan maa ku aadee xafladaha xoogaa is qurxi adoo xijaab wali dhalinyara aatahaye ilaa talaabo talaabo ee jalbaabkii daliiqdo.
DAAWADA CUDARADAAS
in ILAAHEY SUBXAANAHU WATACAALAA LOO TOOBO KEENOloona noqdo kitaabka ilaaheey iyo sunadii nabiga (SALALAAHU CALAYHI WASALAM) maxaa yeelay alla asga ayaan na abuuray kitaabka noo soo dajiyey rasuulna noosoo diray. waayo alaah ayaan na abuuray noo soo dajiyey quraanka kariimka farayna gabadha in eey qaadato xijaabka saxda ah .
si loo gorto in eey tahay muslimad ilaahey u hogaanasatay aanan la dhibin .
waxaan halkaan ko oran lahaa taxana yar oo gabaya :

WALAASHEEYDIYEY HIJAABKA OO XIRATAA WAA WAAJIB ALLE.

WAXAAD XUSHMAD KULEEDAHAY WAA XIJAABKA E

XILI WALBOO XAARAANTA KAFOGAATAA OO XALAA
SHA QUUDATAA OO XIFDIDAA WIXII ILAAHEEY KUU XIFDIYEY WAA XUDUUDA ALLE
XILWA WAXAAD KU TAHAY XIJAABKOO XIRATAAYE ,

XOOG WAXAAD KULEEDAHAY XIJAABKE XIRATAAYE

XUSHOODKA IYO XURMEENTA WAXEE KU JIRTAA XIJAABKA,E
XADKAAGO LAGU SOO XAD GUDBIN WAXEE KU JIRTAA XIRASHADA XIJAABKA ,E
XILKAS WAXAA KU TAHAY XIJAABKE
XANTOO IS KA DHOORTA XIQDIG IYO XAASINIMADA IS KA ILALISAA WAA QAYB KAMIDA AH XIJAABKA

Submitted by asmaa on Mon, 10/19/2009 - 21:42