User loginShout BoxAnas Jama:
cidna ma joogto Amran:
wcw huska:
asc huska:
yaa ku jira muno:
do you have this in English??? |
Xisnul Muslim (Xirsi xirka Muslimka)Waxa la weriyey in Juwayriy ah Mu'miniin(Hooyada mu'mininta)a.k.r..tiri:''mar baa waxaa dhacday in Nabigu s.c.w. iga tagay anigoo fadhiya meeshii aan salaadda subax ku tukaday,kaddibna barqinkii ayuu soo laabtay anigoo isla meeshii fadhiya oo wardinaya,wuxuuna yiri:''Weli ma meeshii aan kaaga tegey aad fadhidaa?Waxaan iri:Haah.Wuxuu s.c.w. yiri:Waxaan la imiid afar weerood oo mid walba aan iri seddex jeer,markii aan kaa tegey.Haddii weerahaas loo eego la barbar dhigi lahaa) wardigi subaxan aad la timid oo dhan,way ka miisan badin lahaayeen.Weerahaasina waa: ''SUBXAANNALLAAHI CADADA KHALQIH.''SUBXAANNALLAAHI RIDAA NAFSIH,SUBXAAANALLAAHI ZINATA CARSHIH,SUBXAANNALLAAH MIDAADA KALIMAATIH.'' allah(swt) ha inaga aqbalo salaad kasta oo tukano ducadena amiin ![]() |
Featured VideoMedia CoverageAdvertisement |











