User loginShout BoxAnas Jama:
cidna ma joogto Amran:
wcw huska:
asc huska:
yaa ku jira muno:
do you have this in English??? |
DHIBAATOOYINKA KA YIMAADA GUURKA DHAQSAHA AHoo caadiga ahaa iyadoon hore loogu baran guurka noocan ah magaalada caasimada ah oo marki hore gabadha ama wiilka guurdoonka ahi ay hor ooli jirtay shuruudo ad adag oo ay kamid ahyeen in marka hore ay soo dhameestaan wax barasho illaa heer jamacdedeed ama qaarkood dugsi sare kadibna ay u hoolgalaan sidii ay ku heli lahaayeen shaqooyinkii ay noloshooda ku maareen lahayeen. Waxaana hubaal eheed in markaa kadib ay bilaabi jireen hasaawaha iyo alkumida qooys cusub kaasoo ay ka go' antahay labada dhinac ba inuu noqdo mid waara, waxaana la dhihi karaa waxay u diyarsanaayeen noqoshada Aabe iyo Hooyo cusub iygoona isku faraxsan isla jiritaankooda,waxaana kalsooni buuxda lagu qabi jiray in qoyska sidan ku alkunmay uu yeesho jiritaan aad u dheer. Hadaba marka aan ka had leeno xilligan lajooo iyo sida ay dhalinyarau isu guursadaan iyo waqtiyada ugu badan oo ay ku guursadaan ayaa waxa aanu ku soo koobnay sidan soo socota :- Iyadoo ay sidaas aan soo sheegney si fadoodu tahay ayaa hadana waxaad la kulmeeysaa wiil aad u yar oo walid kii uu kawalwalsan yahay gabaryar oo isagoo kala ah oo uu lasoo fikaday iyagoo waxa kaliya oo ay is weydiiyeena ay tahay ma irabtaa iyo jawaabtoo noqota inta badan haa iyo waan ku jeclahay aan loo meel dayin. Hadaba arintan oo aad ugu soo badatay Muqdisho ayaa waxaa ay sababtaa in ay bataan gabdhaha garoobada ah iyagoo aad u yar yar oo laga yaabo in iyadoo gabadhu jirta 16 sano ay soo furaan illaa 4ama5 wiil oo ciyaal macno maleh ah, taasoo aan dhihi karno waa dhaqan xumo loo baahan yahay in ay waalidiintu kala yaabaan kalana faanaan ilma hooda. WQ: C/qaadir Salaad Cabdi ![]() |
Featured VideoMedia CoverageAdvertisement |











