User login



Shout Box

Abdinur:

SCW/ Dhamaan

umucabaas:

scw dhaman walalaha musliminta ah

Biduur:

Asc wr ikhwah, dhamman waan idin salaamay. Walaalayaal waxaan ahay xubin cusub oo idinku soo biirtay maanta, marka waxaan rabaa in kheerka idinla faaiideysto inshallah.

Login or register to post shouts
All Shouts

Hadduu Ninku masruufo reerkiisa masruuf uu Allaah dartii u bixinayo sadaqa ayay u noqonaysaa

Abii-Mascuud Allaah haka raali noqdo Nabiga (SCW) wuxuu yiri: " Hadduu Ninku masruufo reerkiisa masruuf uu Allaah dartii u bixinayo sadaqa ayay u noqonaysaa."

Saxiix Al-bukhari

Submitted by Fatimah on Fri, 07/24/2009 - 00:41